Banaan bax balaaran oo laga soo horjeedo khwarijta la baxday Xisbul Islaam laakiin xaqiiqadoodu tahay Xisbu shaydaan ayaa ...
Hoggaamiyaha Khawaarijta Al-Qaacida oo Jihaad ku sheegay xasuuqii ka dhacay Hotel Shaamoow
Wahaabiyada uu madaxda u yahay Usaama bin laadin oo ka mid ah kooxaha maal geliya Khawaarijta ka dagaallanta soomaaliya ayaa si weyn u taageeray xasuuqii...
Khawaarijta Al-shabaab oo culamma ku laayey Magaalada Basra , bililiqaystayna xoolaha dadkii degganaa Dariiqada.
Dadka degaanka iyo muslimiin badan oo ku guda jira siyaarada Sheekh Xasan Mucallim Basraawi oo ka mid ah sheekhyada ugu waawayn Soomaaliya oo uu ka...
Shariif sheikh Axmad oo qiray in dawladdiisu ay hubka iyo rasaasta u gudbiyaan Al-Shabaab iyo Xisbul-Islan
Wax la filan waayo ma ahayn in shariifka uu meel faagaara ah ka caddeeyo in hubka iyo rasaasta ku jira gacanta dawladda laga iibiyo kooxaha...
Dilalk isdaba jooga ah ee ka dhaca Maamulka Puntland Maaalin walba ayaa waxaa lagu eedeeynayaa in ay ka Dambeeyaan Kooxo ka tirsan Khawaariijta oo Xiriir Hoosaad la’leh Faroole
Maamul goboleedeka puntland ayaa waxaa maalmahaan dambe ay hooy u noqotay qaraxyada iyo dilal isdaba joog ah waxaana ...
Maamulka Ahlusna waljamaaca ee Gobolada Dhexe Soomaaliya oo soo saareen Amaro lagu Mamnuucayo Baabuurta leh Muraayadaha Beensalka ah.
Wareegtadaan ay culumaa’udiinka Ahlusna waljamaaca ay ku mamnuucayaan baabuurta leh muraayadaha beensalka ah ayaa waxaa ay ku soo aadaysaa ...
Qaraxii ka Dhacay Hoteel Shaamoow ee Magaalada Muqdisho oo ay Cadaatay in ay ka Dambeeyeen Khawaarijta Shabaabka ee isku soo Dhiiba Kooxda Sheydaan Shariif
Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho ee ku aadan qaraxii sida ba’an loogu gumaaday ardaydii ka qalin jabisay jaamacada ...
Degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe oo ay la wareegen Xoogaga ,Maxaakinta
Moqdisho-(Allidamaale):- Xoogaga Maxaakiinta oo saaka dib ula wareegay Degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe kadib markii la isku fara saaray halkaasi subixii hore ee saaka...
Muqdisho: Wararkii ugu dambeeyey ee dagaaladii Muqdisho..Warbixin kooban
Muqdisho(AllPuntland)- AllPuntland ayaa warar faahfaahsan ka helaysa dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, waxaana soo baxaya khasaare iskugu jira hanti...
Dowladda KMG ee tabarta daran oo Xasuuq u Geysatay Qaar ka Mid ahaa Culumada Ahlu Sunna Waljamaaca oo Masjid Dhexdiisa Kitaab ku Aqrisanayay Xaafadda Xoosh
Culumada ayaa masjidka dhexdiisa laga soo uruuriyey kadibna meel gaar ah la isugu geeyay. Mooryaanta dowladda ee jidgooyada iyo qarbudaadda ka wada degmooyinka Xamar,...
Puntland oo war ka soo saartay Kulluumeysiga Sharci-Daradaa.
Boosaaso(AllPuntland)- Dowladda Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay xeebaheeda kajiraan Kulluumeysi Sharci-daro ah oo ay wadaan qaar ka mid ah dowladaha Caalamka. Dowladda Puntland...
Dawladda Kumeel Gaarka ah oo Dib u qabsatey Goobo Badan oo Maanta Laga Saarey
Horseed Media News Desk Wararka caawa ka soo baxaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta uu halkaas ka dhacay dagaal aad u kharaar, dagaalka ayaa ka dhacay...
Mawliidkii Sanadka 2009 ee Minneapolis, Minnesota
Mawliidkii Lagu Dhigay Miineapolis 2009 . Dad badan ayaa kasoo qayb galay. MahsaAllah. Taas waxay ku tusinaysaa in Aduunkaan dad badan oo jacaylka nabiga qalbigooda...
