Casharka 1aad
Hadii ay wax kaaga
bilaaban yihiin sida loo sameeyo website, fadlan sug inta casharka 2aad laga diyaarinayo.
-Marka
webpage aad samaynaysid waxaad u baahantahay in aad computer
haysatid, khasabna ma ahan inuu internetka ku xiran yahay. Inta badan dadka
bilowga ah waxay isticmaalan luugadda website ka lagu qoro ee (HTML),inkastoo ay jiraan luuqado badan oo ka
duwan. Luqadaan waa mid aad u fudud oo kaliya u baahan inaad fahantid siday u
shaqayso. Inta badan markaad file
kaydinaysid ama (save) garaynaysid waxaa
jira (Extension) wax layiraahdo oo ah qaybta
ugu dambaysa file ka kabid markaad magaca u
bixisid. Taasoo cadaynaysa nooca fileka aad qortay. Tusaale ahaan Microsoft
word markaad wax ku qortid oo aad magac u bixisid, file kii wuxuu noqonayaa
magacaad u bixisay (magac.doc) taasoo
cadaynaysa inuu qoraalkaad samaysay yahay (document).
Sidaas si lamid ah, markaad qoraysid website waxaad ugu dambayndoonta magacaad u bixisay (magac.html) taasoo cadaynaysa in waxaad qortay ay
yihiin (webpage). Habada
hadii aan bilowno qoraalka webpageka waxaad
furtaa programka la yiraahdo (notepad) waxaadna ka helaysaa Kadib markaad furtid
notpad ka, waxaad u baahan tahay in aad qortid luqadahtml
ka oo ah sidaan soo socota. Waad copy garayn kartaa hadaad rabtid <p>Meeshaan wax ku qor, ogow waxad meshaan ku qortid
ayaa pageka ku qornaan doona
</body> Intaas markaadqortid click save
, markaad save dhahdid waxaa ku soo baxaya window, hubi in mesha ayfile type ku qoran tahay ee hoose aad ku bada shid
all files.Ku save gareefileka desktop
ka waxaadna u bixisaa macag.html Imow desktop ka. 2 mar
click garee file kii aad save garaysay siduu u furno.Markuu furmo
waxaad ku qornaandoona Meeshaan wax ku qor, ogow waxad meshaan ku
qortid ayaa pageka ku qornaan doona oo aad
horay ugu qortay file ka htmlka (casharka 2aad waa lasoo wadaa)
<html>
<head>
<title>Magaca
webpage ka
</title>
</head>
<body>
</html>